Waa Maxay Maalinta Jacaylka Aduunka (Valentine's Day)

Book cover
Waa Maxay Valentine's Day(Maalinta Jacaylka) Waxaa nagu soo socota maalinta 14ka February oo loo yaqaanno Maalinta Valentine oo ay dadku u yaqaanaan “Maalinta Jacaylka Aduunka” ama Valentine's Day . Dalalka reer galbeedka maalintaas waxaa lees dhaafsadaa fariimaha jacaylka xambaarsan dadka is jecelna way isla xiriiraan ayagoo muujinaya in lajoogo maalin ku wayn Jacaylka ayna qasab tahay qof walba oo wax jecel in maalintaas laga dareemo. Waxay u arkaan inay tahay maalintii uu dhashay jacaylka! ama uu xornimadiisii helay sidaa darteedna ay waajib tahay in la xuso oo xushmadeeda lasiiyo. Maqaalkan waxaan ku sharixi doonaa waxa uu yahay Valentine’s iyo halka uu ka soo bilowday iyo diintu waxa ay ka qabto.
add to favoritesadd

Users who have this book

Users who want this book

What readers are saying

What do you think? Write your own comment on this book!

write a comment

What do you think? Write your own comment on this book

Info about the book

Series:

Unknown

Rating:

3.5/5 (1)

Your rating:

0/5

Languge:

English

Do you want to exchange books? It’s EASY!

Get registered and find other users who want to give their favourite books to good hands!